Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Godane ayaa hadaladiisa waxaa ku jiray in loo baahanyahay shabaabku in ay joojiyaan dadka ay diinta nacsiinayeen iyaga oo ku dhaqaaqaya falal aan shaqa ku laheyn diinta, sidoo kale waxa uu farta ku goday cadaalada in la daryeelo oo sare loo qaado.
Dhanka kale fariinta Godane ayaa u muuqatay mid si toos ah ugu socotay horjoogayaal shabaabka ka tirsan oo ay is khilaafsanyihiin kuwaa oo ay ka mid yihiin Shonqole iyo Mansuur kuwaasoo dhawaanahan waday dib u gurasho kadib markii ay fahmi waayeen siyaasadda Godane.
Fariinta godane ayaa nuxurka laga dheehan karay waxa ay aheyd in shabaabku ay si cad u garteen iminka in umadda Soomaaliyeed ay dhibsadeen qaab dhaqankooda gurcan, waxaana shabaabka ay ku caanbaxeen falal lagu argagax galinayo umadda islaamka ah ee Soomaaliyeed.
Add comment
Comments