Baarlamaanka oo ansixiyay RW Rooble

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlibiyad leh ku ansixiyay Raysul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. 

Warar Keydmedia Online
Baarlamaanka oo ansixiyay RW Rooble

Codkii kalsoonida kadib, Raysal Wasaare Rooble ayaa lagu dhaariyay xarunta Golaha Shacabka ee baarlamaanka. 

Dhamaan 215-tii xildhibaan oo maanta fadhiyay baarlamaanka ayaa codka siiyay Ra'isul Wasaaraha cusub, mana jirin cid ka aamustay ama diiday.

Ra'isul Wasaare Rooble ayaa balanqaaday in uu sida ugu dhaqiyada badan usoo dhisi doono xukumadd cusub. 

Wixii kusoo kordha kala soco Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.