Baarlamaanka waqtigiisu dhacay oo kulan leh

Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa Maanta yeelanaya kulan ay ku doonayaan inay hindise sharciyeed ku ansixiyaan, iyagoo aan lahayn wax sharciyad ah oo ay ku dhisan yihiin.

Warar Keydmedia Online
Baarlamaanka waqtigiisu dhacay oo kulan leh

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa Maanta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya yeelanayaa fadhi Akhrinta  2aad ku marsiinayo Qoondada Miisaaniyadda 2021.

Baarlamaanka ayaa mudada xilheyntiisa waxay ku ekayd shalay, iyadoo Maanta wixii ka dambeeyay uusan lahayn awood dastuuri ah oo sharciyo ku ansixin karaan.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.