Baarlamaanka oo Maantay kulmi doonaan

Muqdisho (KON) - Waxaa Maantay kulmi doonaa Baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ka doodidoona qodobo ka mid ah xeer hoosaadka Baarlamanka.
Warar Keydmedia Online
Baarlamaanka oo Maantay kulmi doonaan

Xildhibaanda oo kulanka ku yeelan doonaan xarunta Golaha Shacabka ayaa looga doodidoona cutubyo ka tirsan xeer hoosaadka Baarlamanka.

Baarlamaanka ayaa dhawaan laayay Qofobo ka tirsanaa heer Horseedka Baarlamaanka.

Waxaa la filayaa in XIldhibaanadu ey Maantay ka doodaan cutubyada kale oo ka mid ah xeer hoosaadka.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.