Baarlamanka oo maanta yeelanaya kulan

Baarlamanka ayaa maalmahan kordhiyay kulamadiisa, maadaama lagu jiro bilooyinkii ugu dambeeyay mudo-xileedkiisa islamarkaana ay soo dhawdahay doorashadda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online
Baarlamanka oo maanta yeelanaya kulan

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa Maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa, kaasoo ku saabsan wada-tashi gudiga joogtada yeelanayo, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Baarlamanka.

Waxaa la filayaa inuu kulanka furmo Saacadu markay tahay 12:00 Duhurnnimo, waqtiga Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa arbacadii codka kalsoonida siiyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub halka ay  shalay ansixiyeen heshiiska doorashada.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.