Barakacayaal dibadd bax ka wada tarabuunka Muqdisho

MUQDISHO(KEYDMEDIA)Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee abaarta ka soo cararay ayaa dibad baxayo waxa ay ka wadaan agagaaraha tarabuunka degmada Hodan ee gobalka Banaadir.
Warar Keydmedia Online
Barakacayaal dibadd bax ka wada tarabuunka Muqdisho

Barakacayaasha dibad baxaya ayaa ah kuwa maalmihii la soo dhaafay la kulmayay dhibaatooyin kala duwan waxaana dibad baxayadan ay u muuqdaan kuwa ay shacabka ku muujinayaan dhibaatada heysata eedhinaca nolasha  ah.

Kaamamka ku yaala tarabuunka ayaa ah kuwa ay xoog ku heystaan kooxo hubeysan kuwaasoo afduub camal ula dhaqma barakacayaasha abaarta

WWW.KEYDMEDIA.NET