Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
"Biyo ma helno, cunto ma helno, Dowlada agteena ayeey martaa maalin walba oo wax ay nagu tarto malahan, waxaana ku noolnahay deegaanada ay dowlada ka taliso" sidaa waxaa tiri mid ka mid ah Haweenka barakacayaasha oo ka qeyb galay dibad baxaasi.
Dibad baxayaashan ayaa waxa ay u badnaayeen Haween iyo caruur waxaana si weyn uga muuqday duruuf dhanka nolasha ah oo aad u badan.
Cabashada barakacayaashan ayaa waxa ay timid xili lagu jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan isla markaana danyarta ay si weyn ugu baahan yihiin taageero nolaleed.
Add comment
Comments