Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiiradda cusub

In ka badan 50% waa Wasiirradii hore ee Xukuumaddii la riday July 25, waxaana liiska laga saarey xubnihii ku dhawaa Xasan Cali Khayre.

Warar Keydmedia Online
Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiiradda cusub

MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Wasiiradda cusub  ee xalay lagu dhawaaqay, ayaa ku jira 4 haween ah, waxaana Rooble uu u maray dhismaha Xukuumadda hanaanka awood-qeybsiga qabiilka ee 4.5, oo mudo dheer tan iyo 2000 la isticmaalayay.

Beesha 5aad 

  1. Wasiirka Batroolka, C/rashiid Maxamed Axmed- BANAADIRI
  2. Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamza Saciid Xamza - BARWAANI
  3. Wasiirka Beeraha, Saciid Xuseen Ciid - CARAB SAALAX
  4. Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, Maryan Aweys - JAREERWEYNE
  5. Wasiirka Gargaarka, Khadiijo Maxamed Diiriye - YAXAR

Beesha Digil iyo Mirifle

  1. Wasiirka difaaca, Xasan Xuseen Xaaji - GARRE [Digil]
  2. Wasiirka Cadaaladda, C/qaadir Maxamed Nuur - JILIBLE [Mirifle]
  3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Xuseen Maxamuud [Bandi] - DABARRE [Digil]
  4. Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur - EELAY [Mirifle]
  5. Wasiirka Haweenka, Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade - LEYSAAN [Mirifle]

Beesha Hawiye 

  1. Wasiirka Ganacsiga, Khaliif Cabdi Cumar - BAADI-CADDE
  2. Wasiirka Caafimaadka, Fowsiya Abiikar - GAALJECEL
  3. Wasiirka Boostada, Cabdi Sheekh Axmed - MURUSADE
  4. Wasiirka Arrimaha Diinta, Cumar Cali Rooble - ABGAAL
  5. Wasiirka Amniga, Xasan Xundubeey Jimcaale - ABGAAL
  6. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax - XAWAADLE

Beesha Daarood

  1. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad - MAJEERTEEN 
  2. Wasiirka Qorsheynta, Jamaal Maxamed Xasan - WARSANGELI 
  3. Wasiirka Kalluumeysiga, C/llaahi Bidhaan - DHULBAHANTE
  4. Wasiirka Duulista Hawadda, C/llaahi Salaad Oomaar - OGAADEEN
  5. Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda, Duraan Axmed Faarax - LEELKASE

Beesha Dir

  1. Ra'iisul Wasaare ku xigeenka, Mahdi Maxamed Guuleed - CIIDA-GALE
  2. Wasiirka Dastuurka, Saalax Maxamed Jaamac - HABAR YOONIS
  3. Wasiirka Maaliyadda, C/raxmaan Ducaalle Beyle - SAMAROON
  4. Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Abuukar Dubbe - HABAR JECLO
  5. Wasiirka Howlaha Guud, Maxamed Aadan Macalin - BIYALMAAL
  6. Wasiirka Waxbarashadda, C/llaahi Abuukar Xaaji - SURRE

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.