Beeraley Cayayaan ka cabaneysa

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in beer falatada deegaankaasi xiligan ay dhibaato xoogan ay kala kulmayaan cayayaan.
Warar Keydmedia Online
Beeraley Cayayaan ka cabaneysa

Warbixinada ayaa sheegaya in cayayaanka ay ka midka yihiin shinbiraha iyo Ayaxa ay dhibaato baahsan hada ka wadaan deegaanadaasi, iyadoona beeraleyda aanay helin cid ka saacida ka hor taga arimahaasi.

Xiliya kale duwan ayaa sidan oo kale beeraleyda waxaa uga soo yeeray cabashooyin ba'an  ka soo yeereen isla markaana ma jirto cid u istaagtay in ay wax u qabato shacabka Cabanaya.

www.keydmedia.net