Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysay Ra’iisul Wasasaraha Cusub Ee Soomaaliya

Muqdisho (KON)- Wadamada Beesha Caalamka ayaa si diiran u soo dhaweeyay Ra'iisul Wadaaraha cusub ee Soomaaliya ay yeelatay Dr Cabdi Faarax Shirdoon oo shalay loo magacaabay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka.
Warar Keydmedia Online
Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysay Ra’iisul Wasasaraha Cusub Ee Soomaaliya

Magacaabista Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya waa talaabo kale oo muhiim ah oo horay loo qaaday kaasi oo la doonayo in dib loogu dhiso wadanka dagaalada ay ragaadiyeen ee Soomaaliya,"ayuu yiri Ergeyga guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mahiga.

Mahiga ayaa ku amaanay Raysal wasaaraha cusub waaya aragnimda uu leeyahay taasi oo ka taageeraysa inuu xilka si fiican u guto.

Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho