Booliska Kenya oo Raadinaya Ragg Al-qaacida Ka Tirsan oo Ku Dhuumanaya Gudaha Kenya

Nairoobi (KON)- Booliska dalka Kenya ayaa baadi goob xooggan ugu jira sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen ilaa afar qof oo ka tirsan Al-qaacida kuwaasoo ku dhuumaaleysanaya gudaha dalka Kenya.
Warar Keydmedia Online
Booliska Kenya oo Raadinaya Ragg Al-qaacida Ka Tirsan oo Ku Dhuumanaya Gudaha Kenya

Raggaan ay raadinayaan Ciidamada Kenya ayaa waxaa ay u dhasheen dalka Kenya.

Booliiska ayaa soo bandhigay sawiro muuqaal ah oo ay ku xardhan yihiin afartaan qof ee ciidamada Kenyaatiga ay doonayaan,waxa ay tibaaxeen inay qeyb ka yihiin Al-Shabaab iyo sidoo kale inay lug ku leeyihiin falal argagixisinimo oo ka kala dhacay Magaalo xeebeedka Mombaasa iyo Caasimada Nairobi.

Keydmedia Online -Xafiiska Muqdisho