Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
"Waan taageersanahay wixii amaanka lagu sugayo, waxaan ognahay in dhalinyaro koonfurta tababar ku qaadatay in loo diray deegaanadaasi nabdoon ee Bari iyo Nugaal, marka waa daw in maamulka oo iska qabtaa raggaasi" sidaa waxaa yiri C/rashiid cirro.
Inkastoo uu muujinayay inuu yahay qof matalaya xukuumada isla markaana codka xukuumada ku hadlaya ayaa hadana marka si qota dheer hadalkiisa loo eego waxaa muuqaneysa inuu la dhacsanyahay nidaamka deegaan faquuqa ah ee ay ku dhaqaaqeen maamul deegaameedka Bari.
Inta badan C/rashiid Ciro ayaa ah nin looga bartay inuu ka soo muuqdo warbaahinta xiliyada ay jiraan arimo ku aadan gobaladaasi waxaana uu ka door bidaa ka hadalka kursiga uu ku magacaaban yahay ee wasiirka ganacsiga inuu ka waramo arimaha Gobaladaasi.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments