Cabdi Xaashi oo kahor-yimid guddi Rooble magacabaay

Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu sharciga dalka baal-maray, islamarkaana uu beelaha Soomaaliyeed ka galay dembi kadib markii qaarkood xuquuqdoodii matelaadda u diiday.

Warar Keydmedia Online
Cabdi Xaashi oo kahor-yimid guddi Rooble magacabaay

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa markii labaad kasoo horjeestay magacaabista Villa Somalia ay magacaabeyso gudiga doorashadda Xildhibaanada labada aqalka ee Baarlamaanka soo socda ku mateli doono gobollada waqiooyi.

Halkan hoose ka akhri qoraalka Cabdi Xaashi:

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.