Cabsi Dagaal oo ka taagan Jowhar

Jowhar (KON) - Magaalada Jowhar ayaa Saakay laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan iyo Abaabul Dagaal oo ay sameenayaan Ciidamda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom .
Warar Keydmedia Online
Cabsi Dagaal oo ka taagan Jowhar

Wadada Dheer ee isku xirta degmada Balcad ee Gobolka Sh.Dhexe iyo xarunta Gobolkaasi ee Jowhar ayaa waxaa lagu arkaya ciidamo fara badan oo ay u idil yihiin gaadiidkooda dagaalka kuwaasi oo u jeedadoodu uu yahay in ay Alshabaab ka faramaroojiyaan gacan ku heynta magaalada Jowhar.

Wararka ayaa sheeegaya in Dad farabadan ay ka Qaxeen Magaalada.

Wixii Faahfaahin ah kala soco Keydmedia.net

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho