Cali Khaliif Galayr oo geeriyoodey

Saraakiisha maamulka Somaliland ayaa xaqiijiyay geerida AUN Cali Khaliif oo dalka Soomaaliya Ra'iisul Wasaare kasoo noqday sanadkii 2000.

Warar Keydmedia Online
Cali Khaliif Galayr oo geeriyoodey

JIGJIGA - Waxaa maanta magaaladda Jigjiga, xarunta Is-maamulka Soomaalida dalka Itoobiya ku dhintay AUN Dr. Cali Khaliif Galayr, oo soo noqday Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya dawladdii C/qaasim Salaad Xasan sanadkii 2000.

Taariikh nololeedkiisa, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.