Caruur ku geeriyootay dab ka kacay Harta-sheekha

Dab qasaaro geystay ayaa ka kacay guri ku yaalla magaalada Harta-sheekha la yirahdo ee ka tirsan degaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warar Keydmedia Online
Caruur ku geeriyootay dab ka kacay Harta-sheekha

HARTA-SHEEKHA - Gurigaan oo ay ku sugnaayeen dan dan yar ah ayaa waxaa ku geeriyooday Laba Caruur ah waxaana laga bad baadiyay qof waayeel ah oo dhaawac soo gaaray.

Dadka degaanka oo soo gurmaday ayaa damiyay dabka, kana soo saaray qofka waayeelka ah ee dabka laga badbaadiyay.

Gawaarida dab damiska ayaa inta badan laga helin magaalooyinka yar-yar ee Qowmiyadda Soomaalidu degto, taas oo keenta dabka ka kaca inuu geysto qasaao lixaad leh.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.