Sidee ku billowday dagaalka Muqdisho?
Waxaa ka muuqda hadalka Cawad inuu jiro khilaaf isaga iyo Rooble u shaqeeya, maadaama Farmaajo u mahadceliyay.
MUQDISHO, Soomaaliya - Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan diyaar u ahayn qabashadda xil Safiirnimo ama mid kale, Karin markii laga qaadey xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda.
"Madaxweynuhu waa ku mahadsan yahay xilkii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee la ii magacaabay 4tii November 2018. Abaal ayaan Madaxda dalka iyo ummadda Soomaaliyeedba uga hayaa. Waxaan halkaan ku caddaynayaa inaanan hadda diyaar u ahayn xil aan qabto mid Safiirnimo iyo mid kale toonna," ayuu yiri Cawad.
KEYDMEDIA ONLINE
Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in dad gaaraya 20 qof ay ku dhimatay dagaalka Muqdisho, inkastoo macluumadka ay Keydmedia Online haleysa sheegaya in ku dhawaad 60 qof ay ku dhinteen.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments