Kiiska dilka Gud Hodon oo soo laba-kacleeyay
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa bulshada la wadaagay qodobadii la hor dhigay RW xil gaarsiinta ah ee Rooble.
MUQDISHO, Soomaaliya - Hoggaamiye CC Warsame oo kamida golaha midowga musharaxiinta madaxweynaha ayaa bulshada la wadaagay qoraal kooban oo uu ku sheegay in ay ahaayeen qodobadii ay usoo jeediyeen Ra'iisul Wasaaraha xil gaarsiinta ah ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Hoggaamiyaha ayaa yiri "Qoddobada doodda kulankii aan xalay la yeelanay Raysul Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta waxay ahaayeen
Raysalwasaaraha inta uu wax ka qaban karo ha u cadeeyo shacabka Soomaaliyeed, go’aanadeedana ha qaato." ayuu kusoo gabagabeeyay hoggaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments