NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Kooxda Al-Shabaab ayaa weerartay saldhig Ciidamadda Jabuuti ay ku leeyihiin degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.
Dagaal muddo saacado ah socday ayaa ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan, kadib markii Ciidamadda Jabuuti ay ka jawaabeen weerar ay soo qaadeen Kooxda Al-Shabaab.
Khasaaro ayaa soo gaaray labada dhinac, sida ay sheegayaan Saraakiil ka tirsan DF, inkastoo aysan jirin warar rasmi ah oo laga helayo Ciidamada Jabuuti ama midowga AMISOM.
Kooxda Al-Shabaab oo isticmaalaya barahooda Warfaafinta ayaa sheegaya in ay dileen Hal Sarkaal, halka ay ka dhaawaceen Ciidamada Jabuuti saddex kale.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments