Ciidamada AMISOM oo Gabar 4 jir ah ku Dilay Degmada Wardhiigley

Muqdisho, (KON) - Gaari Gaashaaman oo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayey Maantay ku jiirsiiyeen Gabar yar oo 4sano jir ah Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online
Ciidamada AMISOM oo Gabar 4 jir ah ku Dilay Degmada Wardhiigley

Illa iyo hada kama aysan hadlin AMISOM Dilkaas ay u geysteen Saqiirtaas yar.

Amisom waxay horay u leysay Dad Farbadan oo Soomaali ah oo waxba Galabsan, Waxay Burburisay hanti Farabadan oo ay lahaayeen danyar Soomaaliyeed, Waxay Burburisay guryo Kumanaan kor u dhaafaya mana jirin Cid kala Xisaabtanta, sidaas waxaa yiri Mudane Aymed Macalin Yusuf oo ka mid ah Dadka Degaanka Wardhiigley ka tirsan.

Keydmedia.net