Ciidamada Kenya oo ku soo qulqulaya Soomaaliya

Muqdisho (Keydmedia) - Waxaa si xad dhaaf ah ugu soo qulqulaya gudaha Soomaaliya Ciidamo Kenyaan ah oo wata hub culus kuwaasoo doonaya in ay baacsadaan Shabaab.
Warar Keydmedia Online
Ciidamada Kenya oo ku soo qulqulaya Soomaaliya

Ciidamada kenyaatiga ayaa iminka ku sugan gobalada Gedo iyo J.hoose halkaasoo ay ka wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh.

Wararku waxa ay sheegayaan ciidamadan in ay doonayaan ka qeyb galka Dagaalka looga soo horjeedo Shabaab ee ka socda Gobalada jubooyinka iyo gedo.

Keydmedia.net