Taaliye Saadaq John oo is hortaagay fadhigii Baarlamanka
Degaanka Lafoole oo sanado ay Al-Shabaab maamulaysay ayaa waxaa hadda gaarey Ciidanka kumaandooska DANAB, oo halkaasi ka sifeeyay fariisamo Kooxda Al-Shabaab ku lahayd.
LEEGO, Soomaaliya - Ciidanka DANAB ayaa maanta howlgal gaar ah ka fuliyay degaanka Leego, oo ku dhaw degmada Wanlaweyn, ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiisha ayaa sheegay in Ciidanka ay burburiyeen baro Al-Shabaab canshuurta uga qaadi jirtay Gaadiidka isticmaala wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, iyagoo aan la kulmin iska-caabin ah.
KEYDMEDIA ONLINE
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Benaadir Saadaq John ayaa si buuxda u caddeeyay inuu is hor taagay fadhigii maanta ee Golaha Shacabka BJFS ay ku lahaayeen xarunta Villa Hargeysa
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments