Ciidanka DF oo qabtay hogaamiyeyaal Al-Shabaab

Howlgallada Ciidanka dowaldda ayaa ka socda gobolka Baay, waxaana lagu qabtay dhowr xubnood oo kamid ahaa Kooxda Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online
Ciidanka DF oo qabtay hogaamiyeyaal Al-Shabaab

BAYDHABO, Soomaaliya - Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka dowladda Jeneraal Maxamed Sheekh ayaa sheegay in howgal ka dhacay duleedka Baydhabo ay ku qabteen labo hogaamiye oo katirsanaa Kooxda Al-Shabaab.

Howlgalka oo laga fuliyay degaanada kala ah  Eel- Dhuun Adeegow, Toos wine, Kurteela iyo Deegaano kale oo ku dhow  Degaanka Goof Gaduud Buurey, ayaa waxay Ciidanka kusoo qabteen madaxdii Sirdoonka iyo Maaliyadda gobolka.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.