Ciidanka DFS iyo maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Hiiraan

Dagaalkan ayaa socday daqiiqado kooban.

Warar Keydmedia Online
Ciidanka DFS iyo maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Hiiraan

Ciidanka DFS aya weerar xooggan ku qaaday bar-koontarool oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed, waxaana bartaasi ay ku taallay degaanka Bacda iyo Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

Ma jirin wax khasaare ah oo ka dhashay dagaalkaasi, iyadoo lagu soo waramayo in ciidamada ammaanka ay la wareegeen halkaasi oo muddo badan gaadiidka dadweynaha looga qaadi jiray lacago baad ah.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.