Cumar Finish oo gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Warar Keydmedia Online
Cumar Finish oo gaaray Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Cumar Finish ayaa galabta ka dagay Dhuusamareeb si uu qeyb kaga noqodo shirka la filayo inuu dhawaan ka furno magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor.

Cumar Finish ayaa shirka ku matali doona gobolka aan maqaamka iyo matalaadda toona lahayn ee Banaadir.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.