Daawo Sawirada Kismaayo

Kismaayo (KON) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada Hoose oo ay Shalay si rasmi ah ula wareegeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Maantay degan.
Warar Keydmedia Online
Daawo Sawirada Kismaayo

Ganacsiga iyo dhaq dhaqaaqa bulshada ma ahan sidii horay uu ahaan jiray waxaana shacabka reer Kismaayo ay kuwo aad u muujinaya dareen cabsi leh.

Ciidamada Dowlada ayaa Shalay si buuxdo u xaqiijiyeen gacan ku haynta Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose halkaas oo  mudo ka badan Sadax sano ay ka talinjireen Kooxda Shabaab.

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo - K56N