Dab ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla Dhuusamareeb

Khasaaro iyo naf iyo maal ah toona lagama soo warin Dabka kacay Dhuusamareeb

Warar Keydmedia Online
 Dab ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB - Sida ay sheegayaan goobjoogayaal Dab xoogan ayaa goordhaw ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamreeb ee Caasimadda Galmudug,

Dabkaan ayaa ku fiday Goobo Ganacsi oo ky teedsan agagaarka Kaalinta, waxaana haatan damintiisa ku howlan dadka deegaanka.

Kaalinta shidaalka ayaa ku dhaw dhismaha Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Galmudug.

Wixii ku soo kordho Warkan, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.