Dabageed oo noqday Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle

Waxay ahayd doorasho natiijadeeda horey loo ogaa, oo Musharaxiinta ku guuleystay loo saadaaliyay guushooda.

Warar Keydmedia Online
Dabageed oo noqday Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle

JOWHAR, Soomaaliya - Yuusuf Dabageed, oo horey usoo noqday gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa maanta loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, isagoo helay 87 cod.

Wuxuu ka guuleystay Musharax kale oo lagu magacaabo Maxamed Dheere (12 cod), kaasoo Wasiirka Maaliyadda kasoo noqday Maamulkii Waare.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 2 August 2021 18:19

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS, Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa ku gacan seyray dalab uu shalay u gudbiyay RW Rooble, wuxuuna soo bandhigay taalooyin xal looga gaari karo muran hareeyay kuraasta Soomaaliland.