Dacwo Xukuumadda Farmaajo u heysatay Wariye oo dib loo dhigay

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dacwad loo haystay Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo lagu eedeeyay faafinta War xukuumadda ay ku tilmaamtay "been abuur"

Warar Keydmedia Online
Dacwo Xukuumadda Farmaajo u heysatay Wariye oo dib loo dhigay

Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo katirsanaa warbaahinta Goobjoog ayaa lagu eedeeyay in uu faafiyay War "been abuur" ah oo uu gef u geystay Madaxweyne Farmajo.

Xukuumadda Farmaajo ayaa wariyaha ku heysato war uu soo dhigay bartiisa Facebook oo uu ugu hadlaayo musuq-maasuqa lagu sameeyay qalabka COVID-19 laagu deeqay DF. 

Wixii Faahfaahin ah kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.