Dad ku geeriyooday dagaal ka dhacay Wanlaweyn

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku geeriyootay is rasaaseyn ciidamada Dowladda ku dhex martay suuqa Muuri oo u dhow aargada Wanlaweyn. 

Warar Keydmedia Online
Dad ku geeriyooday dagaal ka dhacay Wanlaweyn

MUQDISHO, Soomaaliya - Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku geeriyootay, halka labo kalena ay ku dhaawacmeen is rasaaseyn ciidamada dowladda ku dhex martay degmada Wanlaweyn ee Shabeellaha Hoose. 

Dadka geeriyooday ayaa la sheegayaa in ay labo ka mid ah ahaayeen askar, halka ruuxa kalana ay aheyd haweeney shacab ah.

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.