Dad Dhaawacyo kale duwan qaban oo la gaarsiiyay Isbitaalka Galkacyo

Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo la gaarsiiyay ku dhawaad 20 ruux oo qaba dhaawacyo kale duwan.
Warar Keydmedia Online
Dad Dhaawacyo kale duwan qaban oo la gaarsiiyay Isbitaalka Galkacyo

Dadkan ayaa waxa ay waxyeelo ka soo gaartay shilal gaari oo ka kala dhacay deegaano hoos tago gobalka Mudug, waxaana la sheegay in xaaladooda caafimaad ay isugu jirto heerarka kale duwan.

Marka laga soo tago shilalka Gaari waxaa jira  dad iyana sidoo kale ku dhaawacmay rasaas , waxaana dhamaan dadkaasi xiligan la tacaalaya dhaqaatiirta caafimaadka .

www.keydmedia.net