Dagaal culus oo ka qarxay nawaaxiga Dhuusamareeb

Dagaalka ayaa ka dambeeyay qarax maanta lagu dilay Taliyihii NISA ee Dhuusamareeb C/rashiid Qooje iyo 12 askari oo kale.

Warar Keydmedia Online
Dagaal culus oo ka qarxay nawaaxiga Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda Federaalka iyo Kooxda Al-Shabaab ayaa ka billowday goordhaw degaanta Ceeldheere, oo 30-KM u jira Dhuusamareeb.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii qarax miino saakay lagu dilay Taliyihii NISA ee Dhuusamareeb C/rashiid Qooje iyo 12 askari oo la socotay.

Wixii kusoo kordha warkan, kala soco KEYMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.