NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Dagaal u dhaxeeya ciidanka Kenya ee AMISOM iyo Al-shabaab ayaa caawa ka socda duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Xubno ka tirsan Al-shaaab ayaa lagu soo waramayaa iney weerar ku qaadeen fariisin ay ciidanka Kenya ku lahaayeen halkaasi, waxaana la isku adeegsanayaa hub culus.
gooboogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in marka hore dagaalkan uu ku bilowday jug culus, kadibna waxaa xigay rasaas culus.
Lama oga khasaaraha dagaalkan ka dhashay, maadaama xilli habeen ay tahay sidoo kalena dagaalka uu socdo.
Al-shabaab ayaa marar badan weeraro kusoo qaaday fariisin ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanno ka tirsan Jubbaland.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments