Somalia warns severe drought could affect 8 million people
Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii Ahlu Sunna meesha ka baxday dib usoo rogaal-celisay, iyadoo duulaan kusoo qaadey dhowr jeer magaaladda Dhuusamareeb.
DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Ugu yaraan 13 isagu jira 10 Al-Shabaab ah iyo 3 askari ayaa ku dhimatay dagaal culus, oo maanta ka dhacay duleedka magaaladda Dhuusamareeb, ee caasimadda Galmudug.
Xubno katirsan Saraakiisha amniga Galmudug ayaa u xaqiijiyay Keydmedia Online in Ciidanka dowladda ay la wareegeen degaan Ceel Cali lagu magacaabo oo dhaca duleedka magaaladda Dhuusamareeb kadib dagaalka.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments