Dagaal ka dhacay duleedka Leego

Ciidamadda Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ay howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Leego ay ku dileen xubno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab, sida warbaahinta dowladda shaacisay.

Warar Keydmedia Online
Dagaal ka dhacay duleedka Leego

Ciidamadda kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgalkaas waxa ay ka fuliyeen tuulooyin u dhaw deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellada Hoose. 

Warbaahinta codka Dowladda ayaa shaacisay in howlgalkaan uu ka dhacay deeganadda Sahan-Weyn iyo Sahan-Yarey oo u dhaw Leego. 

Labo Qof oo uu mid shacab yahay ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Dagaalkaan. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.