Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose

Dagaalkan ayaa la isu adeegsaday hub aad u xooggan.

Warar Keydmedia Online
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose

Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Kenya iyo Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose.

Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisin ay ciidanka Kenya ku lahaayeen deegaankaasi, lamana oga khasaaraa halkaasi ka dhashay, wuxuuna dagaalka socda ku dhowaad Laba saac, wallow xaaladdu ay hadda tahay mid deggan.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.