Dagaal ka qarxay gobolka Gedo

Dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, wuxuuna ka socdaa tuulo hoostagto degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. 

Warar Keydmedia Online
Dagaal ka qarxay gobolka Gedo

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabab ayaa saaka ku dagalamayo deganka Toosiley oo hoostago degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo siday ay goob joogayaal Keydmedia Online u sheegeen.

Dagaalka oo ah mid culus ayaa la sheegayaa in Al-shabaab jab culus lagu gaar siiyay, islamarkaana looga qabsaday gaadiid dagaal.

Wixii ku soo kordho KON kala soco.

Commenting is not available in this channel entry.