Dagaal ka socda J/hoose

Labada dhinac ayaa lagu soo waramayaa in rasaas culus ay isku adeegsanayaan.

Warar Keydmedia Online
Dagaal ka socda J/hoose

Deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Kenya iyo Kooxda Al-shabaab.

Kolonyo ay la socdeen ciidanka Kenya ayaa weerar kala kulmay Kooxda Al-shabaab, waxaana halkaasi ka socda dagaal illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha ka dhshay.

KON kala soco wixii dagaalkan kusoo kordha.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.