Dagaal ka socda Shabellaha Hoose

Dagaalka ayaa ah mid aad u xooggan.

Warar Keydmedia Online
Dagaal ka socda Shabellaha Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar gaadmo a kusoo qaadeen fariisin ay ciidanka DFS ku leeyihiin duleedka magaalada Marka.

Lamaga oga illaa iyo haatan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, iyadoo Labada dhinac isku adeegsanayaan hub aad u xooggan.

KEYDMEDIA ONLINE
 

Commenting is not available in this channel entry.