Dagaal Culus oo ka socda Nawaaxiga deegaanka Biibi

Kismaayo (KON)- War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal culu soo ka qarxay wadada isku xirta deegaanada Biibi iyo Janaa-cabdalle ee gobbolka Jubbada Hoose, waxaana dagaalkaasi uu u dhaxeeyaa Ciidamada huwnta ah iyo kooxda Shabaab.
Warar Keydmedia Online
Dagaal Culus oo ka socda Nawaaxiga deegaanka Biibi

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada huwanta ah oo ka dhaqaaqay deegaanka Biibi ay weerar iska caabin ah kala kulmeen Maleeshiyaadka kooxda Shabaab oo werarka ka soo abaabulay dhanka duurka.

Ciidamada huwnata ah ayaa hadda u muuqda kuwo sii dhawaanayaa magaalada Kismaayo.

Faah faahinata dib ayaan idinka soo gudbin doonaa

Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho