Dagaal Rasaas leysu adeegsaday oo ka dhacay Hiiraan

Dagaalka ayaa dhex maray beelo deegaanka wada dagan isla markaana isku maan dhaafay dhul beereed.
Warar Keydmedia Online
Dagaal Rasaas leysu adeegsaday oo ka dhacay Hiiraan

Iska hor imaadka beelaha oo leysu adeegsaday faasas ayaa ka dhacay deegaan dhanka koonfureed 6 km ka xiga Magaalada Baladweyne oo lagu magacaabo akidey.

 

Waxaa la sheegay in iska hor imaadka ay ku geeriyooday 1 qof isla markaana ay ku dhaawacmeen 5 kale .

 

Warbixinada qaarkood ayaa sheegaya in beelaha dagaalamaya iminka laga dhex wado waawaan lagu baajinayo dirirto iyadoona saan saan colaadeed wali la dareemayo.

www.keydmedia.net