Dagaal ka socda Garbahaareey

GARBAHAAREEY(KEYDMEDIA) Dagaal u dhaxeeya Shabaab iyo ciidamada dowlada KMG ah ayaa iminka ka socda degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo.
Warar Keydmedia Online
Dagaal ka socda Garbahaareey

Dagaalka oo ah mid leysu adeegsanyo hub inta ay heli karaan dhinacyada dagaalamaya ayaa waxa si weyn looga dareeymayaa deegaanada ku xeeran Garbahaareey.

Shabaab ayaa hore loogala wareegay garbahaareey waxaana iminka muuqaneysa in ay soo rogaal celiyeen oo ay doonayaan in ay dib ula wareegaan Garbahaareey.

WWW.KEYDMEDIA.NET