DANAB oo howgal ka fuliyay J/Dhexe

Gobolka guud ahaantiisa wuxuu jiraa gacanta Kooxda Al-Shabaab, waxaana inta badan ay Ciidamada Mareykanka ka fuliyaan howlgallo gaar ah.

Warar Keydmedia Online
DANAB oo howgal ka fuliyay J/Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Howlgal gaar ah oo ka dhacay gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay hogaamiye sare oo kamid ahaa Kooxda Al-Shabaab oo magaciisa lagu sheegay C/llaahi Cismaan, oo loo yaqaaney [Dhega-Cadde].

Lama sheegin wali goobta lagu dilay hogaamiyaha, laakiin warbaahinta dowladda ayaa sheegtay geeridiisa, iyadoo aan jirin wax war ah oo kasoo baxay dhanka Kooxda Al-Shabaab oo ku aadan howlgalka Jubbada Dhexe.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.