Cali Mahdi oo geeriyoodey

Wuxuu mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay dalka Kenya.

Warar Keydmedia Online
Cali Mahdi oo geeriyoodey

NAIROBI, Kenya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goordhaw ku geeriyoodey Isbitaal ku yaalla magaaladda Nairobi, ee Caasimadda dalka Kenya.

Lama oga illaa hadda sababta geerida Cali Mahdi, oo Madaxweyne kasoo noqday dalka intii u dhaxeysay 1991 illaa 1997 xili dalka uu ka socday dagaalka Sokeeye.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.