DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qiiq cad ayaa cirka isku shareeyay qaraxa kadib, waxaana dhacday rasaas culus.

Warar Keydmedia Online
DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax culus ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya abaare 8:00pm.

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Muqdisho, waxaana la ogeyn bartilmaameedka iyo nooca qaraxa.

Wararka hodhaca ayaa sheegaya inuu ka dhacay meel ku dhaw Maqaayadda Luul Yemeni oo ku dhaw Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Fahfaahin, kala KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.