Deni oo gaarey Baydhabo

Madaxweyne Deni ayaa mudo todobaadyo ah ku sugnaa Muqdisho, halkaasoo saakay uu ugu ambabaxay magaaladda Baydhabo, oo la filayo inuu kula kulmo dhigiisa KG Lafta-Gareen.

Warar Keydmedia Online
Deni oo gaarey Baydhabo

BAYDHABO, Soomaaliya - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaarey magaaladda Baydhabo, ee xarunta gobolka Baay isagoo kasoo duulay Caasimadda dalka, Muqdisho.

Safarka Deni ayaa ka dambeeyay casuumaad uu ka helay dhigiisa Koonfur Galbeed C/casiis Lafta-Gareen, oo lagu wada inay kawada hadleen arrimo siyaasadda dalka ku saabsan iyo xiriirka labada Maamul.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.