Deni oo soo gudbiyay xubnihii guddiyada doorashooyinka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo gudbiyay xubnihii guddiyada doorashooyinka ku matali lahaa Puntland

Warar Keydmedia Online
Deni oo soo gudbiyay xubnihii guddiyada doorashooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u soo gudbiyay magacyada xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.

Xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa kala ah:

  1. Cabdikariin Muuse Maxmuud
  2. Muuse Cabdulqaadir Ducaale
  3. Axmed Cabdi Maxamud
  4. Caynaanshe Yuusuf Xuseen.
  5. Caydaruus Axmed Faarax.
  6. Cabdirisaaq Cabdullaahi Faarax.
  7. Farxiya Xuseen Maxamuud.
  8. Canab Xaaji Saleebaan Warsame

​​​​​

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa horay usoo gudbiyay xubnaha ku matalaya guddiga doorashooyinka. Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa iyagana laga sugayaa in ay soo gudbiyaan.

Sidoo kale waxaa dhimman xubnihii guddiga xallinta khilaafaadka ku matali lahaa dowlad goboleedka Puntland.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.