DF oo balan qaaday baariitaan lagu sameynayo Weerarkii Xabsiga Dhexe

Dowladda Federaalka ayaa balan qaaday baaritaan deg-deg ah oo lagu sameynayo Weerarkii Xabsiga Dhexe.

Warar Keydmedia Online
DF oo balan qaaday baariitaan lagu sameynayo Weerarkii Xabsiga Dhexe

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa balan qaaday baaritaan dheeraad oo lagu sameynayo Sababtii ka dambeysay Weerarkii Shalay ka dhacay Xarunta  Xabsiga dhexe ee Muqdisho. 

Sidoo kale, Wasiirka oo la hadlkay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay nolol ku qabteen lix Qof. 

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.