DF oo digniin iyo hanjabaad u dirtay Taiwan

Tallaabada at qaadey Taiwan waxaa lagu tilmaamay mid qar iska xoornimo ah.

Warar Keydmedia Online
DF oo digniin iyo hanjabaad u dirtay Taiwan

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Taiwan ku xadgudubtay madaxbanaanida iyo qaranimada dalka kadib markii heshiis ay la gashay Somaliland.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in DF qaadi doonto tallaabo kasta oo ku difaacayso madaxbaaanida dhuleed ee Soomaaliya.

Taiwan ayaa shalay xafiis diblimaasiyadeed ka furatay Hargeysa kadib heshiis ay la gashay Somaliland sanadkan, kaasoo labada maamul ee aan la aqoonsanayn wadashqeyn ku yeelanayaan.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 14 September 2020 23:49

    Keydmedia Online ayaa waxaa soo gaartay nuxurka Shirka Muqdisho ee Dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo goor dhawayd lagu soo kala dareeray maalinkii Labaad.