DF oo u yeertay Safiirka Soomaaliya ee Kenya

Waxaa jirta xiisad u dhaxaysa labada dal oo hadda cirka isku shareertay.

Warar Keydmedia Online
DF oo u yeertay Safiirka Soomaaliya ee Kenya

MUQDISHO, Soomaaliya - Dawladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya, halka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto.

DF ayaa ku eedaysay Kenya inay faragelin ku hayso arrimaha gudaha dalka, gaar ahaan Jubbaland.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.